Saameyn adag oo ka dhalatay go’aankii DF ku soo rogtay dayuuradaha taga Kismaayo

Iyadoo toddobaad laga joogo markii Hay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ay shirkadaha diyaaradaha ku wargelisay in dhamaan duullimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ee magaalada Kismaayo ay soo maraan Muqdisho ayaa arintaas ka dhashay saameyn culus. Go’aanka dowladda ay ku soo rogtay duullimaadyada oo u muuqda mid dhaqan galay ayaa saameeyay dadka rayidka ah ee … Continue reading Saameyn adag oo ka dhalatay go’aankii DF ku soo rogtay dayuuradaha taga Kismaayo